laaluusho
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-shtay, -shatay)Cid dani ku xirantahay laaluush siisasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laaluusho ↴
laaluushad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg laaluusho.
gunno [m.dh]
1. Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay. 2. Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho. ld guno.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg