lay
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-aayay, -aysay)1. Wax baabi'in. 2. Wax dhammayn. ld laa.
Nin seexday siciisa dibi dhalay*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lay ↴
i [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaa-
maya qofka koowaad ee kelida ah, oo laga
hadlaayo.
kaa [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
laa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-laayay, -laysay)
ld lay. lay
laab [m.l] (-bab, m.l)
1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. Meel leexsan; luuq; jiiro. luuq, jiiro
na [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aanay ku jirin. Tus.
“Idinkaa na siiyay buuggan”.
jaabajaabo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Qoryo yaryar oo laysu soo uruuriyey. 2. Xoolo iyo dad tiro iyo tayaba liita.
oggolaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Cid wax ku qancin. 2. Nafley in ay wax oggolaato ku khasbid.
oggolaysiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oggolaysii. oggolaysii
udgoon [m.l]
1. Ur la jeclaysto oo carfoon.
2. Waxyaabo la shito ama lays marsho oo
carfoon; udug. udug, carfoon
faallayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faallee. faallee
l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.