maami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Oddorosid. 2. Wax qiyaasid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maami ↴
maamin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maami. ld maamis.
maamis [m.l]
ld maamin.
halmaamid [m.f.dh]
eeg halmaan². ld halmaan¹, hilmaamid, hilmaan¹.
hilmaamid [m.dh]
ld halmaamid.
mabid [m.dh]
ld maamid.
qamaamid [m.f.dh]
eeg qamaan².
qammaamiir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld qammaamuur.
tilmaamid [m.f.dh]
eeg tilmaan². ld tilmaanid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg