maammulid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg maammul². ld maammul¹ (2), maamul¹, maamulid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maammulid ↴
maammul [m.l]
1. Habka hawl loo fuliyo. 2. ld maammulid.
maamul [m.l]
ld maammulid.
maamulid [m.dh]
ld maammulid.
maammul [m.l]
1. Habka hawl loo fuliyo. 2. ld maammulid.
maammul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Hawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg