mushaalli
(m.dh)Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mushaalli ↴
mishaari [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mushaalli.
mishaariyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld mushaalliyee.
mishaariyeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld mushaalliyeyn.
mushaalliyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Badar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.
mushaalliyeyn [m.f.dh]
eeg mushaalliyee. ld mishaariyeyn, mushaariyeyn.
mushaari [m.dh]
ld mushaalli.
mushaariyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld mushaalliyee.
mushaariyeyn [m.dh]
ld mushaalliyeyn.
shurbad [m.dh]
Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg