mushaax
(m.l)1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld mushaaxid.
mushaax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)Si tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mushaax ↴
mushaaxid [m.f.dh]
eeg mushaax². ld mushaax¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg