mushaaxid
(m.f.dh)eeg mushaax². ld mushaax¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mushaaxid ↴
mushaax [m.l]
1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld mushaaxid.
mushaax [m.l]
1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld mushaaxid.
mushaax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Si tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg