mushteeg
(m.l)1. Illow. 2. Gef.
mushteeg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)1. Ka m.: illoobid. 2. Ka m.: gefid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mushteeg ↴
mushteegid [m.f.dh]
eeg mushteeg².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg