musiibo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Dhibaato weyn; belaayo; hoog. ld masiibo, masuubo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musiibo ↴
masiibo [m.dh]
ld musiibo.
masuubo [m.dh]
ld musiibo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg