muusannow
(m.l)

Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.

muusannow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-naabay, -nawday)

Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muusannow

muusannaabid [m.f.dh]
eeg muusannow².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg