naabnaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Naabnaab ka dhigid (qof). ld naannaabi. naannaabi
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naabnaabi ↴
naabnaab [m.l]
1. ld naannaab 1. N. ah: qof
caqli yar oo shiddo badan. 2. ld naabnaabid. naannaab, naabnaabid
naabnaabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naabnaab². ld naabnaab¹, naannaab¹, naannaabid. naabnaab, naannaab, naannaabid
naabnaabin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naabnaabi. ld naannaabin. naabnaabi, naannaabin
naannaab [m.l]
ld naabnaab¹; naabnaabid.
naannaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld naabnaabi.
naannaabid [m.dh]
ld naabnaabid.
naannaabin [m.dh]
ld naabnaabin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg