nacaladid
(m.f.dh)eeg nacalad². ld lacanadid, lacnadid, nacalladid, nacdalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacaladid ↴
lacanadid [m.dh]
ld nacaladid.
lacnadid [m.dh]
ld nacaladid.
nacalladid [m.dh]
ld nacaladid.
nacdalid [m.dh]
ld nacaladid.
nacalad [m.dh] (-do, m.l)
Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.
nacalad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg