nadiifsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la nadiifiyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadiifsan

nadiifsanaan [m.f.dh]
eeg nadiifsan. ld nadiifsanaansho.

nadiifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg nadiifsanow. 2. ld nadiifsanaan.

nadiifsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax nadiifsan noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg