nuglaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)1. eeg nuglow. 2. ld nuglaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuglaansho ↴
caaddifo [m.dh]
Dareen u nuglaansho waxa qof ku dhaca ama uu sameeyo. ld caaddifad. caaddifad
baraqnuglaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg baraqnuglow. ld baraqnuglaan.
cabban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).
dhegannuglaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhegannuglow. ld dhegannuglaan.
foolnuglaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld foolnuglaan.
kalnuglaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kalnuglaan.
nuglaan [m.f.dh]
eeg nugul². ld nuglaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg