qaadqaad
(m.l)Tuug aan weynayn.
qaadqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaadqaad ↴
qaadqaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaadqaad.
faraxumo [m.dh]
1. Tuugo iyo wax qaadqaad. 2. ld faraxumeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg