qaafiyo
(m.dh)Xarafka ay ku socoto maansada. ld qaafiyad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaafiyo ↴
qaafiyad [m.dh]
ld qaafiyo.
qaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Is macnayn. 2. Qof aan dhegeysanin iska yeelid. ld qaafee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg