qaalalyoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)Qaalalyo ku dhicid (xoolo). ld qaalalyow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaalalyoo ↴
qaalalyoobid [m.dh]
ld qaalalyood.
qaalalyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg qaalalyoo. ld qaalalyoobid.
qaalalyow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld qaalalyoo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg