qaaq
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)Erey tilmaama qaylo ama ci.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaq ↴
qaaqami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.
qaaqamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaqan.
qaaqamin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaqami. ld qaaqamis.
qaaqamis [m.l]
ld qaaqamin.
qaaqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qamay, -qantay)
Fariisasho dab agtiisa si loogu diirsado.
qaaqle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof qaylo iyo dhib badan. 2. Qof aan waxba haysan. 3. Nin xishood yar.
qaaqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hadal aan macno lahayn sheegid.
qaaqleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaqlee.
qaarqaaqan [m.l]
Q. ah: geed aan hoos badan lahayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg