qurdo
(m.l)Xaniinyo.
qurdo
(m.dh)1. Gabadh madaxa ka xiiran oo yuul ah. 2. Q. ah: ri'dhego yaryar oo foolxun.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurdo ↴
qurdowalaq [m.l]
Orgi aan gaarin da'dii uu riyaha ku rimin lahaa.
qurdowalaqnimo [m.dh]
Qurdowalaq ahaansho.
qur [m.dh]
1. Naf; ruux. 2. Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin. Tus. “Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.”
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg