qurin
(m.f.dh)eeg quri. ld quris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurin ↴
quris [m.l]
ld qurin.
qurqurin [m.f.dh]
eeg qurquri. ld qurquris, qurquro (3).
qur [m.dh]
1. Naf; ruux. 2. Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin. Tus. “Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.”
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg