qushee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-sheeyay, -shaysay)Wax wasakh u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qushee ↴
qushayn [m.f.dh]
eeg qushee.
qush [m.l]
1. Dacar; qaras. 2. Uurxumo iyo ciilqab cid ku jirta.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg