qusur
(m.l)Q. ah: ceel, war, durdur iwm oo hoos u dheer; mool.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qusur ↴
garbo [m.dh]
Meel godan oo biyo ku jiraan oo qusur ah oo ay sameeyaan biyaha kor ka soo dhaca; galxiddigaal.
mool [m.l] (-lal, m.l)
Meel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u fogyahay; qusur.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg