quudad
(m.l)ld quudasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quudad ↴
quudasho [m.f.dh]
eeg quudo. ld quudad.
quud [m.l]
1. Cunto; cunno ; dheef. 2. Nooc geed; shillin; kulan; kedi.
quud [m.l]
Isku jirka cunnooyin ee dadku cuno.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg