quur
(m.dh)1. Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido. 2. Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.
quur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Wax bixintooda hurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quur ↴
darrow [m.l]
Liididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.
darrow [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-raabay, -rowday; -raabi)
1. Wax quursasho. 2. U d.: wax dhaqaale darrayn. ld darraw².
liid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid quursasho; yasid.
maaquurre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Ubad geel oo dhashay isagoon bila dhammeysan.
maaquurree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
Hal iyadoon bila dhammeysan ilma nool dhalid.
maaquurreyn [m.f.dh]
eeg maaquurree. ld maaquurreys.
maaquurreys [m.l]
ld maaquurreyn.
maquur [m.l]
ld maquurid.
maquur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Biyo hoos u gelid. ld makhuur², mukhuur², muquur².
maquuri [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Cid biyo hoos ugu riixid. ld makhuuri, mukhuuri, muquuri.