raabaraabe
(Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb) (-bayaal, m.l/dh)Laba kooxood ama wax ka badan oo kala dandambeeya isku jihana u socda; kooxkoox. ld raaberaabe. raaberaabe
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raabaraabe ↴
raaberaabe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
ld raabaraabe. raabaraabe
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg