raawisid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg raawis³. ld. raawis¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raawisid

raawis [m.l]
ld raawin; ld raawisid(2).

raawis [m.l]
ld raawin; ld raawisid(2).

raawis [m.l]
Mindi iwm gabowday oo aan wax goyn karin. ld saawir.

raawis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Gaadiid-badeed majare u toosin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg