ruurin
(m.f.dh)eeg ruuri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruurin ↴
uruurin [m.dh]
ld aruurin.
aruurin [m.f.dh]
eeg aruuri. ld aruuris, ururi, uruuri.
aruurin [m.dh]
Maanso, shekooyin dhaqan, taariikh nololeed iwm oo dad kala duwan laga soo xigtay oo meel ku wada qoran.
daruurin [m.f.dh]
eeg daruuri².
ruur [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
R. ah: dad, alaab iwm oo da'weyn gaaray.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg