saancad
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-dyo, m.dh)ld saancaddaale; saancaddo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saancad ↴
saancaddaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof nasiib xun (tag xun); bacaw. ld saancad (1).
saancadde [m.l]
1. Qof cago cad. 2. Qumay.
saancaddo [m.dh]
Tagxumo; nasiibdarro. ld saancad (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg