saarasaare
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

Geed faalala, leh caleemo iyo laamo jiljilicsan oo dhirta kale ku saaqa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saarasaare

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg