ur
(m.l) (-rar, m.l)

1. Wax sanku jecleysto ama necbaysto ee uu dareemo. 2. Qurun.

ur
(m.dh)

1. Dabayl lixdii bilood doc ka timaadda; neecaw; dabayl. 2. Dhanka dabayshu ka dhacayso. 3. ld urĀ¹.

ur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. Ur qurmuun yeelasho. 2. U u.: wax nicid. 3. U u.: wax ur qurmuun leh dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg