waabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Cid ama wax socday hakin. 2. Wax dagaal u taagan ama u soo socda nabar uu la hakado ama uu ku gabbado u taagid; baacin. baacin
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waabi ↴
waabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waab². waab
waabin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabi. waabi
waabis [m.l]
Xeelad la rabo in ugaarta la isugu keeno meel lagu hodayo, iyadoo lagu orrinayo.
jawaabid [m.f.dh]
eeg jawaab³.
sawaabi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka s.: cid dhimatay sadaqo la bixiyay Ilaah in uu ajar ka siiyo u baryid.
sawaabid [m.f.dh]
eeg sawaab³.
sawaabin [m.f.dh]
eeg sawaabi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg