waabo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)1. Waab dhisasho. 2. Ka w.: nabar kugu soo socda ka gabasho ama wax halis ah dib uga noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waabo ↴
waabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabo. waabo
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg