waaceensi
(m.l)1. Doonidda qof doonayo in uu aarsado. 2. ld waaceensasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaceensi ↴
waaceensasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waaceenso. ld waaceensi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg