waaceenso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Cid wehel, garab iwm ka dhigasho. 2. Aanayso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaceenso ↴
waaceensasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waaceenso. ld waaceensi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg