waafaji
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)Laba arrimood oo kala duwan is haleeshiin. Tus. “Labadaas arrimood is waafaji.”
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waafaji ↴
waafajin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waafaji.
abshir [m.dh]
1. War wanaagsan oo farxad leh. 2. Dariiq toosan oo kheyr lagu gaaro. Tus. “Abshirta Alle hana waafajiyo”.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg