waafaqid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg waafaq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waafaqid ↴
waafaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Arrin jirta arrin kale haleelid. 2. Ku w.: hadal cid kale tiri ku raacid ama taageerid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg