waafaqsanaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg waafaqsan. ld waafaqsanaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waafaqsanaan ↴
waafaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld waafaqsanaan.
iswaafaqsanaan [m.l]
(nax.) Curiyeyaal weerta oo isku waafaqa xagga caynta tirada iwm. Tus. “Inantu dawo ayay cabtay”, “Inanku dawo ayuu cabay”.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg