walci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Hoore weel ku jira qar ka daadin; balqin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walci ↴
walcin [m.f.dh]
eeg walci.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg