xaydaan
(m.l)Ood ama dhismo wareegsan.
xaydaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay; -aami)Wax xaydaan loo sameeyay noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaydaan ↴
fatahaad [m.dh]
Jabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay ku jireen.
xaydaamid [m.f.dh]
eeg xaydaan.
xaydaamo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aantay, -aamatay)
Wax xaydaan u samaysasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg