xurmee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-meeyay, -maysay)Cid xurmo u yeelid; cid sharfid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xurmee ↴
burji [m.l]
Heybad cidi leedahay oo dadka qaarkiis kaga baqaan ama ku xurmeeyaan. ld buruud.
xurmayn [m.f.dh]
eeg xurmee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg