xuruubban
(m.l)ld xaruun¹.
xuruubban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay)ld xa-ruun².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuruubban ↴
xaruun [m.l]
Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban¹, xuruun¹.
xaruun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uumay, -uuntay; -umi)
Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg