yaare
(m.l)1. Xilli ka mid ah xilliyada sannadka soomaalida oo roobab ka da'aan xeebaha bari. 2. Dhaxanta roobku keeno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaare ↴
aqyaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
ld ikhyaaree.
ikhyaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
Arrin, xaajo iwm ka odayeyn ld aqyaaree.
yaa [mu.we]
Kuma ayaa?, tuma ayaa?
yaa [e.we]
Maxaad tiri? Ku soo celi!
yaa [Qurub | Diirad, Particle | Focus]
ld baa.
yaa [qr.]
Yaan: markii qurubka diidmada 'aan
2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg