yakow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Qof xujoobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yakow ↴
yakoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yakow.
anyakow [m.l]
Ciyaar dhaqameed si gaar ah looga yaqaan degmada Jilib.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg