yalanyalxo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Dabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalalaxo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yalanyalxo ↴
yalalaxo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld yalanyalxo.
yalanyalxoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Dhaxan yar dareemid cabsi awgeed.
yalanyalxood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg yalanyalxoo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg