yeelyeelo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-eeshay, -eelatay)Cir in uu da'o u diyaar garoobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeelyeelo ↴
yeelyeelasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yeelyeelo. ld yeel-yeelad.
leben [m.l]
1. Dhoobo si gaar ah loo dubo oo qaabab badan loo yeelyeelo oo sida dhagaxa wax lagu dhiso. 2. Caano.
qarqarrooti [m.l]
1. Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo. 2. ld qarqarrootiyid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg