yeerin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg yeeri. ld yeeris¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeerin ↴
xaadiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magacyadooda yeerin.
yeeris [m.l]
ld yeerin.
dhuunyeerin [m.f.dh]
eeg dhuunyeeri. ld dhuunyeeris.
foori [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-ryay, -iday/isay; -ryi)
Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg