buuri2 Qof ama wax cayilin, naaxin; wax weynayn. buurid eeg buur³.
buurin eeg buuri².
buuriyahan 1. Qof sigaarka aad u cabba. 2. Qof tubaakada cuniddeeda badsada.
buurnaan eeg buuran. ld buurnaansho, buurni.
buurnaansho ld buurnaan.
buurni ld buurnaan.
buuro Nafley mid kale si aan ogaan ahayn ugu dhicid; legdid.
buuro1 Nafley cayilid; weynaansho. buurqaaf Wax dhib badan oo aan la dhaafi karin.
buuryaggoys ld beejaggoys.
buuryaqab1 (buuryaqab/-byo, m.dh) Qof aan gudnayn. ld beejaqab. buuryaqab2 Gabar aan gudnayn. buuryo Cadka ka lusha guska intiisa hore oo la gooyo marka la gudaayo wiilasha; yuub, qolof; balag. ld beejo.
buuryo-goys ld beejaggoys.
buus Wax diisid.
buusan1 Wax la diisay noqosho. buusan2 Wax la diisay ahaansho. buusbuus Meelo badan isaga gudaceshan; diisdiis.
buushe ld buunshe.
buusid eeg buus.
buusmid eeg buusan¹.
buusnaan eeg buusan². ld buusnaansho.
buusnaansho ld buusnaan.
buux1 1. B. ah: wax jilaysan. 2. ld buuxid. buux2 Wax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho. buuxdhaaf1 1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid. buuxdhaaf2 Wax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho. buuxdhaafi Wax muggiisa in ka badan ku shubid.
buuxdhaafid eeg buuxdhaafi². ld buuxdhaafi¹ (2).
page : 107 of 108
<< < 102 103 104 105 106 107 108 >