ilo
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Dulduleelka oogada nafleyda ku yaal oo dhididku ka soo baxa.

siloon*

Waa qof wax ka khaldanyihiin oo wareersan, ama waalan, jahwareersan. lamid Silloon.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilo

ebtilo [m.dh]
ld ibtilo. ibtilo

qaabbilo [m.dh]
Maalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihiin in ay tahay maalin cawo leh.

caa'ilo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-ooyin m.l)
Qoys, qaraabo. qoys, qaraabo

ibtilo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhib weyn. ld ebtilo. ebtilo

ibtiloobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibtilow. ibtilow

ibtilow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Ibtilo la kulmid.

qaafilo [m.dh]
Awr badan oo safar ah.

xaammilo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Haweeney uur leh.

yididdiilo [m.dh]
Rajo; himilo. ld hididdiilo.

baryaddilo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ishay, -ilatay)
ld baryadilo.

i [m.dh]
(i') Xarafka sagaalaad ee alifka soomalida.

i [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaa- maya qofka koowaad ee kelida ah, oo laga hadlaayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg