Ereyga Maanta: caynaano
hodan2  1. Qof hanti badan leh noqosho. 2. Wax la dagay noqosho. hodannimo  Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin-nimo.
hodanoobid  eeg hodanow.
hodanow  Qof hanti leh noqosho.
hodantinnimo  ld hodannimo.
hodantooyo  Lahaanshada hanti badan la yeesho. ld hodannimo.
hodid  eeg hod².
hodmi  Qof hodon ka dhigid.
hodmid  eeg hodan².
hodmin  eeg hodmi.
hodon  ld hodan¹.
hodontinnimo  ld hodannimo.
hog  1. Meel hoos u qodan; god. 2. God deb lagu shido oo hilib lagu dubo. 3. God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.
hogad  ld hogasho.
hogagoo  Xoolo jilaal soo maray naq-horaad ku qaboobid.
hogagoyn  eeg hogagoo.
hogasho  eeg hogo². ld hogad.
hogatus1  1. Tusaale cid arrin laga siiyo. 2. Sawir iyo wax u eg oo wax lagu muujiyo. hogatus2  Cid wax tusaalayn. hogatusaalee  ld hogotusaalee.
hogatusaaleyn  ld hogotusaalee.
hogatusid  eeg hogatus².
hogbad  ld hogbasho.
hogbasho  eeg hogbo. ld hogbad.
hogbo  U h.: wax samayntooda isku deyid.
hogdhagax  1. Meel hog ah oo dhagaxa laga guro. 2. Meesha dhagaxa lagu gubo si nuurad looga dhigo.
hogee  Hilib hog ku bislayn.
hogeyn  eeg hogee. ld hogeys.
hogeys  ld hogeyn.
hogeysad  ld hogeysasho.
page : 68 of 93
<< < 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 > >>