calaamadsanaansho ld calaamadaysnaan.
calaamadsasho eeg calaamadso. ld calaamadsad, calaamadsi, calaamadaysad, calaamaday.
calaamadsi ld calaamadsasho.
calaamadso Wax calaamaad u yeelasho. ld calaamadayso, calaamayso..
calaamatu-su'aal Astaan weyddiineed.
calaamayn ld calaamadin.
calaamaysad ld calaamadsasho.
calaamaysan ld calaamadaysan.
calaamaysasho ld calaamadsasho.
calaamaysi ld calaamadsasho.
calaamaysnaan ld calaamadaysnaan.
calaamaysnaansho ld calaamadaysnaan.
calaamayso ld calaamadso.
calaambereg ld calaamberi.
calaamberi Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn oo midabbo kala duwan leh oo jecel macaanka. ld calaambereg, calaameleg.
calaamee ld calaamadi.
calaameleg ld calaamberi.
calaamo 1. (-ooyin, m.l) Tilmaan gaar ah oo wax leeyahay oo waxyaabaha la nooca ah looga garto; astaan. 2. Belo; masiibo. 3. C. ah: curyaan. ld calaamad.
calaan 1. Qof garaadkiisu aad u yaryahay. 2. Cilin.
calaancal1 ld calaacal¹. calaancal2 ld calaacal³. calaancalid ld calaacalid.
calaanji1 ld calaanjiyid. calaanji2 1. Cunno meyrax iwm gowsaha ku jilcin. 2. Wax si aan habboonayn isugu qasid. calaanjin ld calaanjiyid.
calaanjis ld calaanjiyid.
calaanjiyid eeg calaanji². ld calaanji¹, calaanjin, calaanjis.
calaaqaad ld calaaqo.
calaaqad ld calaaqo.
calaaqo Xiriirka ka dhexeeya laba qof, dowlado iwm. ld calaaqaad, calaaqad, cilaaqaad, cilaaqad, cilaaqo.
page : 24 of 95
<< < 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 > >>